Yaan Nahay

Ujeedadayada

Waxaan nahay koox ka mid ah kuwa raacsan Masiixa kuwaas oo helay jidka ay ku rajaynayaan iyagoo daahfuraya, adeeca oo wadaagaya runta ereyga Ilaah, Kitaabka ee Quduuska ah.

Hadafkeenu waa inaanu caawno dadka kale si ay u helaan jidka ay ku rajaynayaan daahfurka, adeecidda iyo wadaagidda runta ereyga Ilaah, ee Kitaabka Quduuska ah.

Waayo-Aragnimo Caadi Ah

Kadib isku dayga waxkasta oo aduunka ka jira qalbigeenu wuxuu inoo sheegi doonaa inaan buuxino oo haysano waxyaalahan oo dhan (lacag, awood, guul, caanimo, iwm) ugu damayna waxay noqon faaruq. Ilaa markii ugu horaysay ee ayni baranay Ilaaha ina abuuray ee ina jecel, nolosheenu weligeed way is bedelin.

Waxaan aaminsannahay in qalbiyadeenna oo dhan aad ka heli karot jawaabaha su’aalaha iyo halganka nolosha. Noloshaadu waxay leedahay ujeedo aadna u ogaan kartaa xaqiiqooyinkaan adiga oo la kaashanaya kuwa kale ee iyaguna raadinaya macnaha noloshooda.

Fariinta Ilaahay

Ilaah wuxuu dunida u soo diray Ciise Masiix, isagoo fariin u diray dadyowga oo dhan iyo quruumaha oo dhan:

This site uses cookies to ensure you get the best experience.